Wariyaha Aljaziira Feysal Qaasim ayaa bogiisa Tuwiterka ku baahiyey Sawir “Haaf Nuudo ah” isagoo sheegay in qofta sawirka ka muuqato ay tagi doonto dhulka Xarameynka Waqti dhaw.
Xaqiiqonews-Wararka Dibadda
Nicki minaj oo oo ah haweeney heesaha raabka qaata una dalatay Dalka Mareykanka islamarkaana caan ku ah Filimada nuudada ah ayaa ka balansan dalka Sacuudiga si ay halkaasi uga qeyb qaadato xaflad heeso ah.
أكثر ما يضحكني في الزباب الالكتروني السعودي أنه ما زال يصنف الآخرين على أنهم روافض أو كفار أو صليبيين أو دروز أو نصيرية على اعتبار أنه هو ومشغليه حماة الدين… هههه… بالمناسبة صاحبة الصورة قدس الله سرها ستكون في دياركم..بلاد الحرمين قريباً يا بتوع الطهارة pic.twitter.com/3DIoMroYq2— فيصل القاسم (@kasimf) July 6, 2019
Feysal Qaasim oo macluumaadkani baahiyey ayaa yiri “Waxaan ku qoslayaa Sacuudiyaanka oo dadka kale ku tilmaamaya shiico, gaalo, Nuseyriyiih iwm iyagana isku arka “Dadkii diinta ilaalinaayey”
Sidoo Kale Aqriso: feysal-qaasim-sacuudiga-ayaa-bixinaya-qarashka-diyaaraddii-iiraan-soo-riday
Waxaa uu sii raaciyey ” qofta Sawirka idinka muuqata(ilaah sirteeda ha asturee) waxa ay tagi doontaa dhulka Xarameynka dhawaan.
Nicki minaj ayaa lagu wadaa in 18 Bishan ay heeso ka qaato Jidda halkaasi oo lagu qaban doono bandhig faneedka Jidka ee Caalamiga ah.