Ma La Joogaa Waqtigii La Soo Qaban Lahaa Axmed Madoobe?

-

Shirka Muqdisho ka furmaya ee madaxda maamul goboleedyada ayaa dadka la filaayo in ay ka soo qeyb galaan waxaa ka mid ah hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Madoobe oo aad loo raadinaayo.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Inkastoo shacabka reer Jubbaland ay cod dheer ku dalbanayaan in la soo xiro Axmed Madoobe, hase ahaate xogta ayaa sheegeysa in Axmed Madoobe uu Muqdisho ku yimid damiin.

Waxa ayna u muuqata arin suurtagali karin kiiska soo qabashada Axmed Madoobe, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda madaxda iyo qolyaha beesha caalamka xoogga saari doonaan arinta “muranka doorashooyinka”.

Maxay Muhiim u tahay in aan La Ilaawin soo Qabashada Axmed Madoobe?

Hadii hadda ay suurtagali karin kama dhigno in la illoowo kiiska, Axmed Madoobe ayaana loo baahan yahay in uu wajaho cadaaladda madaama loo doon doonayo dambiyo iyo xadgudubyo uu kula kacay shacabka intii uu maamulaayey maamulka Jubbaland.

Madoobe oo gacan ka helaya ciidanka Kenya ayaa qabsaday magaalada dekadda ah ee Kismaayo sanadkii 2011, waxa uuna meesha ka saaray in la dhiso nidaam dowli ah oo Jubbaland yeelata, waxa uuna ku kacay falal ka dhanka ah dadka reer Jubbaland ee ka soo horjeeda fikirkiisa

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...