MA rumeysan Kartaan Qalbi Dhagax Gabadhiisa Sidan Ayey Ku Sameysay

-

Sawirro laga soo qaaday ayaa muujinaya Gabar iyo Wiil uu dhalay iyo qaar ka mid ah qoyskiisa oo garbaha ka heysta kuwaas oo aad ugu faraxsan siideynta Aabahood, Qalbi dhagax aya dib ula midoobay qoyskiisa Toban bilood oo Xabsi ah ka dib.

Xaqiiqonews-wararka Gudaha

Xitaa dadka aan ogeyn in qalbi dhagax xabsi ka soo baxay, waxa ay sawirkani ka fahmi karaan in Qalbi dhagax uu ka soo noqday meel aan la jaecleyn in uu markale aado, bal u fiirso sida gabadha ay labada dhinac gacmaha uga marisay aabaheed  waxaad u maleysaa in luuqaddani aamusan ee jirka marka la fasiro ay u dhiganto “Aabo markale ha naga fogaan”.

Gabadha indhaheeda waxaa ay fariin u diriyaan Farmaajo waaba sida iyada oo dhaheysa “Mudane madaxweyne Markale Aabehey ha dhiibin”

Hse ahaate waxaa sida gaarka ah ii soo jiitay aniga waa wiilka oo aad u maleysay in uu ka walaacsanyahay halka lala aadi doono sawirkani sida gaarka ah qoyska looga qaaday.

Ugu dambeyn aabaha waa uu ku jiraa fikir dheer, malaha Qalbi dhagax waxa uu ka fikirayaa sidii uuu yeeli lahaa dhacdadani ka dib, intaa oo dhan ka dib waxaa xujo igu noqotay in aan ogaado waa kuma shaqsiga ka soo muuqday sawirka ee aan loo arkeynin si dhameystiran, kaliya  waxaa la arkayaa qeyb ka tirsan budkiisa iyo surwaal oranji ah iyo qeyb ka tirsan madaxiisa.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...