Ciidamada amaanka Falastiiniyiinta ayaa soo fagay jimacadii la soo dhaafay kaamiro u sameysaneyd sida dhagaxa oo kale, halkaasi oo ay kaamirada ku duugeen ciiidamada Yahuudda.
Sida laga soo xigtay ilo wareedyo falastiiniyiin ah, Ciidanka ayaa soo fagay kaamiro qaab dhagax oo kale oo lagu aasay Waqooyiga deegeenka Beit Lahia oo ku dhaw Marinka Ghaza.
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada