Maado Laga Helo Dhareerka Oo Ka Waxtar Badan Daroogada Morphin

-

Saynisyahano ka tirsan machadka Faransiiska ah ee Pasteur Institute ayaa soo ogaaday maado daroogo ah taasi oo laga helo dhareerka, maadadaasi oo ka waxtar badan xanuun baa b’yiha Morphin.


XAQIIQO NEWS- SAYNIS

Sida uu qoray webseetka “ToDay News Ufa”, Saynisyahanada ayaa ogaaday in dhareer ay ku jirto maado xanuun baa b’iso ah taasi oo ka fiican maadada Morphin.

Sida Xaqiiqonews ay soo tarjuntay, maadadan dhareerka laga helo ayaa lagu magacaabaa “opiorphin” , xagga waxtarkana waxa ay todobo jibbaar ka fiicantahay maadada Morphin iyo kuwa la nooca ah, mana lahan la qabsasho sida maadooyinka kale ee gacan ku sameysaka ah.

Sidoo kale Aqri: Cilmi Ahaan: Maxay Candhuufa U Tufaan Ciyaartooyda?

Webseetka ayaa xusay in tijaabooyinkii ugu horeeyey loo adeegsaday “dooliyaal” , waxaana lagu wadaa in tijaabooyinka soo socda lagu sameeyo dad mutadawiciin ah.

Dadka aan aqoon maadada Morphin, sida ku xusan Webseetka WHO Morphint-a waa maado xanuun baa b’iyo ah taasi oo 10 jeer ka waxtar badan Tramadol-ka.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...