Maalintee Sacuudiga Shaacisay In La Goobo Bisha Ramadaan?

La Wadaag Asxaabtaada

Xaqiiqonews-Xiddigiska

Sacuudiga ayaa ku baaqday in galabta Sabtida oo ku aadan 29 Shacbaan 1441H , la raadiyo bilashada bisha Ramadaan.

Sida ay qortay Wakalaadda warar Sacuudiga ee “واس ” Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa ku baaqday in galabka sabtida ay noqoto maalinka baadi goobka bisha, waxeyna dalbtay muwaadiniinta araga bisha iyaga oo isticmaalaya isha qaawan ama qalab in ay ku wargeliyaan maxakmadda uga dhaw.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada