Maalmo yar ka dib markii xukunka loo cusbooneysiiyey Erdogan ayaa waxaa dibad bax balaaran oo xus ah iskugu so baxay Dadka Isku Jinsiga ah ee Isku Galmooda, iyagoo socod ku maray Istanbul.
Xaqiiqonews-Wararka Dibadda
Dadkani isku soo baxay waa dadka isku jinsiga ah ee is haweysta, waa dadka caanka ku ah ficilkii ay sameyn jireen Qowmu luudh, waxeyna socod saf balaaran ah ku mareen wadooyinka Caasimadda iyagoo xusaya sanad guurada sanadlaha ah ee sanadkii mar ay xusaan gudaha Trukiga.
Dadkam dibad baxa qeybta ka ahaa ayaa sitay calanka Turkiga iyagoo sidoo kale kor u qaadayey boorar ay ku qoranyihiin “Istanbul way nagu faaneysaa “.