MUHIIMmaamul goboleeydyada waa caqabada 1aad ee dowlada(xog)

maamul goboleeydyada waa caqabada 1aad ee dowlada(xog)

-

Tan markii xilka lawareegtay dowlada uu madaxweynaha ka yahay mudane madaxweyne maxamad cabdulahi maxamad farmaajo ayaa waxaa markii ugu horeysay soo baxaya hadal haayn cusub oo tilmaameyso in madaxweynaha iyo raysulwasaaraha ay dowlad goboleedyada u arkaan caqabada 1aad ee ka hortaagan in uu maamulkooda gaaro guud ahaan dalka.

wararka waxa ay sheegayaa in uu jiro qorsho la doonayo in lagu burburiyo dowlad goboleedyada dalka, qorshahan ayaa waxaa ku cad sida ay no xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonan karo in marka hore xilka madaxtinimada laga tuuro madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ee madaxweyne xasan shiikh uu dhisay ee uu u dhiibay shaqsiyaadka isaga ku dhawaa sida hirshabelle iyo galmudug hadii ay suuragasho ayaa waxaa qorshaha yahay in madaxweyne laga dhigo shaqsiyaad dowlada ku dhow oo si wanaagsan ula shaqeyn karo ka dibna waxaa qorshaha yahay in koofur galbeed lagu xijiyo iyada oo marka danbana waji 2aad laga fikarayo jubaland iyo puntland.

qorsha iyo habka uu u bilaawday iyo cida loo wakiishay iyo asaga oo faahfaahsan ayaan idiin soo gudbin doonaa insha allah

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...