Macalimad ardaydeyda sawiradeeda oo qaawan u diri jirtay iyo galmo ay la sameysay oo la ogaaday

-

Dalka kanada Maxakamad ayaa ku xakuntay xabsi labo sano ah haweeney macalimad aheyd oo lagu magacaabo Jacqueline McLaren.
Jacqueline McLaren oo 36 sano jir aheyd ayaa lagu helay danbi ah in ay galmo la sameysay 3 ka mid ardaydeyda ay wax bari jirtay iskuulka waxaana intaasi dheereed in ay ardayada u diri jirtay sawiradeeda oo qaawan.
McLaren waxaa sidoo kale maxakmadda ay ku xakuntay in ay tagi karin meel lagu ilaaliyo caruur muddo toban sano oo ka bilaabaneysa marka ay xabsiga ay ka baxdo labo sano ka dib.
Waxaana la tilmaamay in dhowr jeer oo hore Maamulka iskuulka uu uga digay Jacqueline McLaren xariirka ay ardayda kula sameysa baraha bulashada sanadkii 2013-ka.
Waxaa xusid mudan in macalimadda ay qiratay in sanadki 2014-ka ay khamrao la cabtay 3 ka mid ah ardayda ka dibna ay galmo la sameysay.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...