Macquul Ma Ahan..Mareykanka Oo La Yimid Ikhtiraac Aadan Aamini Karin

-

Stephen Coast oo ah hogaamiye howlgab ah oo ka tirsanaa ciidanka Mareykanka ayaa sheegay in uu Mareykanka la yimid tiknoolajiyad cusub.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Stephen Coast ayaa sheegay in tiknoolajiyaddani cusub ay awood u leedahay in ay ku qaaddo oo ay kugu geeyso meel walbo oo dunida ka tirsan wax ka yar saacad.

Stephen oo mar madax ka soo noqday xarunta dhexe ee barashada duulista , ayaa kalimad uu ka jeediyey kuliyadda Hilda Delice College, ku sheegay in tiknoolajiyaddani la sameeyey dhawaan.

Waxa uu sheegay in Tiknoolajiyaddani ay qaadi karto kuna geyneyso meel walbo ka tirsan dhulka waxa ka yar saacad gudaheed.

Stephen ma uusan sheegin nooca ay tahay tiknoolajiyaddan.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...