Macsalaamo “Taataabasho” Taleefoon Tilmaan Ku Shaqeynayaa Ayaa La Helay.

-

Shirkad  laga leeyahay kuuriya oo lagu magacaabo  “LG” ayaa soo bandhigtay barnaamij cusub oo ah mobeel cusub oo looga maarmi doono “taabashada taleefoonada”.

Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Muuqaal lagu baahiyey Youtube-ka oo soconayaa wax aan ka badneyn 13 Ilbiriqsi, ayaa lagu arkay qoraalkan “Goodbye touching” oo micnaheedu tahay “Macsalaamo taataabasho”.

erayadaasi ka dib waxaa soo baxay qoraalkan “MWC LG PREMIERE 2019” oo ah magaca taleefoonka la rajeynaayo in la soo bandhiggo.

Shirkadda kuuriyaanka ah ee “LG” ayaa go,aansatay in maalinta axadda ah ee ku beegan 24 Feb 2019 ay noqoto maalinta daahi laga qaadi doono taleefoonka Cusub.

shrikadda “LG: ayaa ku rajo weyn in taleefoonkan cusub uu soo celiyo sumacaddii shirkadda oo baryahan dambo noqotay mid suuqa ka baxday.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...