wararka ka imaanayo xarunta madaxtooyada soomaaliya ayaa sheegay in uu halkaasi ka socdo shir looga arinsanaayo cida badalilaheed madaxweynahii hore ee dowlad goboleedka hirshabelle cali cabdulahi cusuble oo malin ka hor xildhibanada maamulkaasi kalsoonadii kala laabteen wararka ay heleeso shabaka xaqiiqonews ayaa sheegeysa in madaxweynaha jamhuuriyada iyo xildhiban cabdiqadir cusuble ay shir mudo socday qaateen ka dibna waxaa shirka ku soo biiray raysul wasaare kheyre oo u muuqday mid loo yeeray mudo ka dib xogta ay heleeso shabakada xaqiiqonews ayaa tilmaameysa in madaxweynaha soomaaliya soo jeediyay in cabdi saalax maxamad oo u dhashay beesha xawaadle laga dhigo madaxweynaha hirshabelle isaga oo ka codsaday xildhiban cabdiqadir cusuble in u arintaani dhaxda u xerta maadaama isaga si weyn sameyn ugu leeyahay maamulkaasi iyo magaalada jowhar madaxweyne kuxigeenka ay saaxibkiis yahay waa sii hayaha xilka madaxweynaha hirshabelle dhanka cabdiqadir ayaa muujiyey in aan lagu dagdagin shaqsiga madaxweynaha noqonayo isaga oo sheegay in dowladi hore ay leedahay sababta fashilka maamulkan madaama ayada ay fargilin qaawan ku heysay oo ay soo saartay madaxweyne cusuble iyo gudomiye cisman bare muhiina ay tahay hirshabelle in arinteeda loo madax baneyo shirka ayaa ilaa hadan socda wixii ku soo kordha filo gordhow
Shabakadda Xaqiiqonews waa shabakad madax banaan, mana jirto cid gaar ah iyo koox aynu u hadalno. Waxa aan wararka ka soo gudbinaa ishooda rasmiga ah iyada oo aan wax badal lagu sameynin.Waxa aan daaha ka qaadnaa waxyaabaha ay inta badan warbaahinta daboosho