Madaxweynaha cusub ee hirshabelle oo qoray warqadii ugu horeysay uu qoro madaxeynihii isaga ka horayeye(sabab)

-

madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka hirshabelle maxamad cabdi waare ayaa soo saaray tagareed oo ku magacaabayo xilka gudoomiyaha gobalka hiiraan ka dib 24 saac markii uu xilka ku guuleystay.

Madxweynihii hore ee xilka laga qaaday cali cabdulaahi cusuble ayaa isagana warqadii ugu horaysay uu soo saara waxa ay aheyd magacaabidda gudoomiyaha gobalka hiiraan arinta magacaabista ka sokow waxaa iyana xiisa gaar ah leh in shaqsiga xilka gudoomiyaha ay u magacaabeen labadooda(madaxweynihii hore iyo kan hadda)uu yahay mid qura ah waa cali jeyte waardiyihii hore ee iskuulka Mujamac dhibi al-tacliimi.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...