Madaxweynaha Turkiga Oo Soomaalida Darteed u weeraray Reer Galbeedka

-

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa hadalkaasi jeediyey mar ay isaga iyo Madaxweyne Farmaajo si wadajir ah Shir Jaraa’id ugu qabteen magaalladda Ankara.

“Ugu yaraan 14 million o oqof oo bdnkooda ah Haween iyo Crruur ayaa ku macluulsan Afrika. Dalal badan oo Reer Galbeedka horumaray waxay diidan yihiin inay wajahn xaalladdaasi Aadminimo” ayuu yiri Erdogan.

Waxa uu intaasi ku daray  inay Dowladaha Reer Galbeedka diideen inay ka qeyb galaan sidii wax loogu qaban lahaa 14-ka million ee qof ee ay Macluusha ku hayso Qaaradda Afrika.

Madaxweynah Turkiga waxa uu tilmaamay inay Dowladiisa sii wadayso inay is-garab taagaan dadka dhibaataysan ee ku nool saboolninmada, isla markaana ay Kaalmo u diyaariyeen Dalalka u baahan  Taageeradaasi.

“Inta ay dalalkaasi indhaha ka laabanayaan dad ku nool gaajada iyo saboolnimdda, waxan sii wadi doonaa inaan iyaga is-garab taagno. Kama hadli kartid Arrimha Nbadda iyo Degananshaha ee Adduunka,iyadoo carruurta u dhimanayaan gaajo” ayuu yiri Madaxweynaha Turkiga.

Dhinaca kale, waxa uu ka hadlay Somalia iyo wixii iska bedelay tan iyo markii uu booqashadii 1-aad ku yimid sannadkii 2011-kii, wuxuuna hoosta ka xriiqay inay Doorashadii Madaxtinimadda ee bishii February ee sannadkan ka dhacday Somalia.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...