madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle cali cabdulahi cusuble ayaa laga keenay mooshin xil ka qaadis ah kaas oo maraya halkii ugu sareysay iyada oo dhow jeer mooshin laga keenay ayaa waxaa mar waliba ka xalin jiray madaxweyne kuxigeenkiisa iyo gudoomiyaha baarlamaanka hirshabelle oo gacan yaraha cali cusuble ugu yeeraan xildhibanada baarlamaanka hirshabelle lakiin amrkani mooshinka waa uu ka xoog badan yahay sidii hore maadaama gudoomiyaha qudhiisa lagu wargiliyey in mooshin laga diyaarinayo hadii uu diido in uu aqbalo qabashada mooshinka xilka qaadista madaxweynaha ee baarlamaanka soo gudbiyeen maalintii shalay.
wararka ay heleyso shabakada wararka qarsoon baahisa ee xaqiiqonews ayaa sheegaya in shaqsiyaad badan kadaal ka taaganyihiin mooshinka iyada uu ugu cadcad yahay in marka cali cusuble xilka waayo uu jagada madaxweyninimada uu fariisan doona ninka sida weyn loo saadaalinaaye ee waare jiis oo xilka kula tartamay markii hore iyada oo wax walibana ay is badali karaan mar waliba shabakada xaqiiqo isha ayey ku heysaa arimahan oo dhawaana idiin soo gudbinay siyaasada uu cali cusuble kalaha magacaabista dagmooyinka cusub ee gobalka hiiraan
Madaxweyne Cusuble oo Xilki waayo rabo iyo magaca masuulka badali rabo(xog)
-