Madaxweyne farmaajo iyo Taliyaha NISA oo isku qabtay ahal arin qaraxii maanta ka dib”aqriso sababta”

La Wadaag Asxaabtaada

Madaxweynaha Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Taliyahiisa Ciidanka NISA Jeneral Gaafow ayaa qaraxii kadib hadalo iska hor imaanaya u sheegay shacabka.
Madaxweynaha JFS Oo Booqday Dhaawacyadii Maanta Ayaa Ballanqaaday in Qofkii Soo Sheega Baabuur Qarax Sida lagu Abaalmarindoono Boqol Kun Oo Doolar.
dhanka kale Taliyaha NISA ayaa sheegay in 10-Kun oo dollar lagu Abaal marin doono qofkii soo sheega kooxaha weerarada ka fuliya magaalada Muqdisho.
Kee la rumeeystaa ? maxaase sababay in taliyaha iyo Madaxweynahiisa iska warqabin.
Tani waxeey sawir fool xun ka bixineysaa halista xoogan ee dhinaca amaanka !

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada