Madaxweyne waare oo markale qaaday tilaabo lamid tilaabooyinkii mdaxweynihii fashilmay ee cusuble (talo wadii muu hayaa)

madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle maxamad cabdi awaare ayaa maanta soo gaaray magaalada baladweyne ee xarunta gobalka hiiraan imaanshaha madaxweynaha ayaaa si saa id looga dareemay magaalada baladweyne.

waxaa ayna noqoneysaa arintaani talaabadii labaad ee uu kaga daydo madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka hirshabelle cali cabdulahi cusuble oo markii xilka loo doortay xilka gudoomiyaha gobalka u magacaabay cali jeyte cisman ka dib markii uu xilka la wareegay soo gaaray baladweyne.

madaxweynaha cusub ayaa isna xilka gudoomiyaha gobalka u magaacabay cali jeyte cismaan ka dibna maanta soo gaaray magalaadada baladweyn dadka qaar ayaa cali jeyte u argo visa ha lagu soo galo gobalka hiraan markii culeysay laga dareema ogaasa beesha bariga magaalada baladweyne

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA