Magaalo Sacuudiga ka mid ah oo dhalinayarro aan soomaneyn ay heeso ku qaadayaan Wadooyinka

-

Magaalada daa,if oo ku dhaw Makka al mukaramah ayaa waxaa Ciidmada amaanka sacuudiga ay qabqabteen rag dhalin yarro ah oo kor u dhaafay 54 qof oo caadeystay in aysan soomin iyagoo waliba intaasi ku sii daray in ay dibadda u soo baxaan maalinta cad iyagoo heeso ku ciyaaraayo.
ciidanka amniga ayaa raggani ku eedeeeyey dhowr arimood oo lid ku ah shareecada islaamka sida in aysan soomeynin iyo waliba in maalinta cad dadka oo sooman in ay iskugu soo baxaan goobaha dalxiiska iyagoo ku ciyaaro heeso.
Sidoo kale raggani aya lagu eedeeyey in ay xirtaan dhar aan xishood laheyn iyagoo sidoo kale timaha u gaabsada qaabka galbeedka arintaasi oo ka dhan ah Aadaabta guud.
bilowgii ramadaankani waxaa dhalinyarro badan oo ku nool daa,if ay iclaamiyeen in aysan soomeynin bishani arintaasi oo ugub ku ah sacuudiga.
Dowladda sacuudiga ayaa leh ciidan gaar ah oo la tacaamula dadka ku dhaqaaqa falalka lidka ku ah shareecada islaamka balse sanadihii u danbeeyey waxaa jiray gaabis ku yimid shaqadii ciidankani ka dib cadaadis xoog leh oo dowladda dhagaha Nugul ee sacuudiga kaga yimid wadamada galbeedka iyo hay,adaha xaquuqda aadanaha.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...