Manhajka waxbarashada Yemen oo lagu daabacay arimo lid ku ah diinta islaamka#sababta aqiso

La Wadaag Asxaabtaada

Gobolka Ma,arab ayaa shalay waxaa lagu soo bandhigay buugaag manhaj waxbarsho ah oo ay qoreen Xuutiyiinta bugaagtan la soo bandhigay ayaa ahaa manhaj shiici ah kaas oo si toos ah u aflagaadeynaya xaasaskii nagiga scw gaar ahaan hooyadeen caa,isho RC.
Sidoo kale manhajkani shiiciga ah oo hadda dhaqan gal ka ah caasimadda Yemen ayaa si ba,an u aflagaadeyna Cumar bin khadaab iyo Abu bakar al; sadiq.
Maamulaha xafiiska waxbarashada ee YEMEN ayaa mar uu saxaafadda la haldy yiri”Xuutiyiinta waxa ay baahiyeen muuqaalka xuseen ee xuuthiga ah sidoo kale waxa ay magac cumar bin khadaab ku badaleen maxamuud sida ay qoraan buugaagta shiicada.”
Xuutyiinta ayaa dadaal uhu jira sidii ay u badali lahaayeen manhajka Yemen Tan iyo markii ay qabsadeen caasimadda iyagoo sidoo kale is badal ku sameeyey manhajii hore waxa ayna si toos ah u taxriifiyeen suurada Al nur iyo suurat Alshamasi sidoo kale waxa ay wax ka badaleen buugaagata tarbiyada ee dugsiyada hoose iyo dhexe iyagoo ka gooyey tariikhdiib Hooyadeen caa,isho

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada