MARADHAC:wasiir boggiisa facebook ku bahdilay beelaha digil iyo mirifle iyo shariif sakiin

-

Cabdi Xoosh Jibriil kaas oo noqday wasiirka dastuurka Soomaaliya inkastoo uu xilkaas horey usoo qabtay ayaa Bogga uu Facebook ka isticmaalo soo dhigay labo faalo oo kooban kuwaas oo uu uga hadlayo magacaabida Wasiirada cusub iyo sababta ka dambeysa in golaha wasiirada la isku qabsado.
Xoosh waxaa ku qoray facebook in wasiirka arrimaha gudahu Cabdi Faarax Saaciid Juxa xilka uu u hayo Puntland iyo Jubaland, taas oo aad uga soo horjeedo go’aankii madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha.

“Abdi Farah SAed (Juxa) oo loo magacaabay wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka waa siiyaasiga ugu saameynta badan ee Jubbaland iyo Puntland umatali doona dowlada Federaalka, waa shaqsi aad uwanaagsan waxaana urajeynayaa inuu guuleysto.
Dhacdada kale ee uu soo dhigay Wasiirka magacaaban ee Xoosh ayaa ah in sababta ka dambeysa in la isku qabsado wasiirada oo ay xildhibaanada mooshin ka keenaan ay tahay iyadoo la isku haysto mid kamid ah xilalka ugu waa weyn.
Waxaa uu sheegay in si weyn la isugu haysto xilka Wasiirka maaliyada, kaas oo uu haatan ku magacaaban yahay Dr Bayle oo kasoo jeeda somaliland.
waxaana beelaha digil iyo mirifle ay si weyn oga xanaaqeen in laga wareejiyo xilkaas maadaama iyaga ay in muddo ah soo haayeen xilkaasi.

Si kastaba, golaha wasiirada ayaa la horgeyn doonaa barlamaanka Soomaaliya iyadoo khilaaf weyn uu ka taagan yahay ansixintooda.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...