Mareekanka oo qirtay in uu isticmaalay hub nukliyer ah sanadkii 2015″wadankee ayuu u isticmaalay aqri xog”

-

Mareekanka ayaa qiray in ciidamadiisa ay isticmaaleen kumanaan kun oo bambooyin nukliyer ah sanadkii 2015.
waxaa ay duqeymaha loo isticmaalay bambooyin nukliyer ah ka dhaceen magaalada DEEERI ZOOR ee dalka suuriya halkaasi oo ah goob caan ku ah shidaalka waxaaana gacanta ku haaya dagaalyahanada dowladda islaamiga ah.

AFhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhigga mareekanka (BAATIKOONKA) ayaa yiri”waxaam rabaa in aan idiin xaqiijiyo in aan isticmaalnay nukliyer oo aan la beegsanay baabuur shidaal watay oo leeyhiin dowladda isaalmiga”
waxaa uu sheegay fahayeenkan y hadlay BAATIKOONKA in ciidamada mareekanka ay isticmaaleen nukliyer iaygoo oo aan wax fasax ah ka qaadan madaxweynihii xiligaasi ee mareekanka BARAC OBAMA
Horay mareekanka waxaa u diiday in uu isticmaalay wax hub mamnuuc ah tan iyo 2003 xilikaasi oo mareekanka uu dagaalo faraha loogu gubtay ku galay ciraaq.

Waxaase la xasuustaa in xiligaasi ciraaq laga soo duubi jiray sawiro naxdin leh oo ah caruur uu ku dhacay”tashwiih abuuris ah”

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...