Mareykanka Diyaar Ma U Yahay In Uu Difaaco Taywaan?

-

Majaladda Ameerikaanka ah National Interest waxa ay qortay in Mareykanka looga baahanyahay in uu ka jawaab afar su’aal ka hor inta uusan Taywaan ka difaacin qataraha uga imaan kara shiinaha.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Webseetka National interest oo warbixin ka qoray suurtagalnimada hardan uu Mareykanka la galo shiinaha ayaa keenay afar su’aal oo looga baahan yahay Mareykanka in uu ka jawaabo ka hor inta uusan u dhar diganin difaaca Taywaan.

Su’aalaha waxaa ka mid ah:

  • Goormaa iyo sababtee Mareykanka u difaacayaa Taywaaan hadii halkaasi uu ka qarxo dagaal milatari?
  • Mareykana ma ka fikiray “amniga qarankiisa” marka uu go’aan ka gaaraayo arimaha noocan ah?
  • Guul miyey ka filan kartaa Washinton dagaalkaas?
  • Mareykanka ma leeyahay saanad milatari oo ka horumarsan tan shiinaha?

Beyihii dambe waxaa kacsanaa xiisadda Taywaan iyo Shiinaha , Shiinaha ayaan jasiiradda Taywaan u arka qeyb dhulkiisa ka mid ah gaar ahaan waqtigani oo dowladda weyn ee Shiinaha ay aaminsantahay in ay heysato dhammaan waxyaabihii loo baahnaa si gacanteeda ay ugu soo celiso dhammaan dhul weynaha Shiinaha.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...