Mareykanka “Ilhan Cumar Waxa Ay Dalka Keentay Aragtidii Faqashta”!

-

John Cardillo oo ku caan baxay hadaladiisa ka dhanka ah Ilhan Cumar ayaa dhawaan Tuwiterkiisa Ku Shaaciyey Qoraal Dad badan dhabanada la qabsadeeen.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

John Oo garabsanaya Soomaalida Mareykanka una muuqda nin xoog helay ayaa Ilhan Cumar ku tilmaamay gabar u ololeysa waxa uu ku sifeeyey “Aragtida Faqashta”

Waxa uu yiri “Waxa aan la hadlayaa Soomaalida Jecel Mareykanka, waxa ay i barayaan fikrika Ilhan Cumar ee ku dhisan aragtida Faqashta”

Sidoo kale Aqriso: Mareykanka oo ku-hajnabay-in-uu-cagta-marin-doono-ciddii-u-soo-dhawaata-deegaanka-lambar-51

Cordilla ayaa Ilhan ku eedeeyey in aysan dooneyn in dhankeeda ka raacdo Shacabka Mareykanka, isagoo yiri “waxa ay rabtaa in badasho wadankan oo ay ka dhigto gobol Soomaaliya ka mid ah”.

Ilhan Cumar ayaa dhalisay hadalo dood badan dhaliyey tan iyo markii ay ku biirtay aqalka “Kongareeska” Mareykanka.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...