Mareykanka “Ilhan Cumar Waxa Ay Guursatay Walaalkeed” !!

-

Wargeyska Daily Mail ee dalka UK ayaa qoray in Ilhaan Cumar iyo seygeeda ay kala guuraan islamarkaana ay ku guda jiraan hanaan ay isku furayaan.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Daily Mail ayaa warbixin gaar ah oo uu qoray ku sheegay in Ilhaan ay cayrisay seygeeda Axmed Xiris, oo markii ugu horreysay ay is-guursadeen sanadii 2002 , balse is-fureen 2008, ka hor inta aysan mar kale dib isugu noqon.

Wargeyska ayaa sheegay in Ilhaan ay hadda ka guurtay Axmed kuna nooshahay dhisme qaali ah oo ku yaalla Mill District oo ah xaafadda ka tirsan Minneapolis.

Sidoo kale aqriso: Mareykanka-oo-gabi-ahaanba-la-burburin-doono!

“Waan ka xumahay, waxba kama oran karo arrintan” ayuu yiri Axmed Xirsi oo Daily Mail ay wax ka weydiisay.

Sidoo kale, Ilhaan Cumar ayaan ka jawaabin xiriir ay la sameysay Daily Mail.

Sidoo kale AqrisoArin-ay-khasab-tahay-in-aad-ka-ogaato-ilhan-cumar-arag-faafaahinta

Axmed Xirsi ayaa hadda kaligiis ku nool gurigii ay wada deganaayeen isaga iyo Ilhaan, hase yeeshee waxa uu tagaa guriga cusub ee Ilhaan ay kiraysatay marka ay ku maqan tahay magaalada Washington DC, halkaasi oo ay xubin ka tahay congress-ka Mareykanka.

Axmed Xirsi ayaan sidoo kale xaaskiisa kusoo dhoweyn garoonka diyaaradaha Minneapolis-St. Paul Airport markii ay toddobaadkii tagay kasoo laabtay Washington DC.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo Ilhaan Cumar ay wajaheyso eedeymo aan weli caddeyn loo hayn oo xubno Jamhuuriyiin ah ay ku sheegeen inay si been ah u guursatay walaalkeed si ay u keento dalka Mareykanka.

Sawirada Guriga Cusub ee Ilhan Ay dagtay

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...