Mareykanka Oo Gabi ahaanba La Burburin Doono!

-

Dhulgariirkii folkaano ee ka dhacay “YellowStone” ayaa walaac ku abuuray saynisyahanada, maxaa yeelay ficilada noocan ah ayaa tilmaam u ah dhibaatooyin halis ah oo ku soo wajahan qeybo ka tirsan Dhulka.


Xaqiiqonews-Saynis

Saynisyahanada Goelogy-ka Mareykanka ayaa goormeer joogta ah la daba taagan xaaladda murugsan ee deegaanka Yellowstone National Park ee dhaca gudaha Mareykanka.

Sida laga soo xigtay saynisyahanada deegaanka Yellowstone National Park ayaa ka mid ah goobaha uga halis badan Mareykanka, Maxaa yeelay halkii sanaba waxaa deegaankaasi ka dhaca 1500 ilaa 2500 dhulgariir ah .

Sidoo kale Aqriso: 11-Xaqiiqo-Oo-aadan-ka-ogeyn-Mareykanka-ma-rumeysan-kartid

Inta uga badan dhulgariirada ayaa ka yaraa 3.5 Cabirka dhulgariirka , sidaa darteed ma ahan mid la dareemi karo, waxaase Saynisyahanada ay ku qasabtay in ay goormeer la soo taagnaadaan iyaga oo isticmaalaya Qalab xasaasi ah.

Tiiyoo jirta ayaa baarayaasha waxa ay ka cabanayaan qabow aad u daran xilliyada Xagaaga taasi oo hagineysa dhamaan dhaqdhaqaaqyadii gormeerka maadaama qalabka oo dhanba uu isku badalaayo Adke(Solid).

Sida laga soo xigtay khubarada Qaraxyada Folkaanooyinka ayaa ka dhigay qeyb ka mid ah deegaanada Mareykanka kuwa aan ku habooneyn noolasha iyaga oo tilmaamay in taasi ay keeni karto burbur saameeya wadanka oo dhan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...