Mareykanka Oo Horumarinaya Hubka Deysan

-

Khabiir lagu magacaabo Dmitry Litovkin, ayaa sheegay Washington in ay ku hawlantahay soo saarista hubka deysan “Absolute weopen”


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda/Tiknoolaji

Sida uu qoray saxafigan khabiirka ku ah howlaha Milatariga ee rer Ruush, Mareykan ayaa doonaya in uu sameysto hubka deysan “absolute weopon” inta aan la gaarin sanadka 2027.

Sida uu aaminsanyahay Litovkin , Marka la gaaro sanadkaas ciidanka qaabilsan istiraatiijiyadda nukliyeerka Mareykana ayaa la imaan kara qaabab dagaalo iyo hub aan horay loo arag kuwaasi oo ka baxsan wax hadda ay dunida isticmaasha.

Bishii Diseemabar 2019, Alexey Arbatov oo u hadlay akadeemiyad Ruushka laga leeyahay ayaa sheegay in Mareykanka uu heysto hub nukliyeer oo ka horumarsan kan Ruushka.

Arbatov ayaa sheegay bishii Sebteembar in beentahay sadaasha ah dagaal nukliyeer oo dhaxmara Ruushka iyo Mareykanka, waxa uuna ku tilmaamay ka badbadis, isagoo dagaalka noocaasi ah ku tilmaamay “mid xadidan”.

Absolute Weopan ama hubka deysan waa oraah loo isticmaalo hub walbo oo aysan jirin cid kula heysata noociisa, taasi oo dagaalka ka dhigeysa mid hal dhinca u raran.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...