Mareykanka Oo Soomaaliya Ku Isticmaalaya Gantaalka Naarta!!

-

Bishii Maarso Wargeyska Newyork Times ayaa sii daayey warbixin cusub oo ku saabsan Gantaalo cusub oo dhawaan Mareykanka sameeyey islamarkaana lagu isticmaalay gudaha Soomaaliya.

Xaqiiqonews-Tiknoolaji

diyaaradda Drone-ka ah ee loo yaqaan “Reaper” ayaa hadda ku qalabeysan gantaal cusub oo laser kaasi oo ay ugu yeeraan Gantaalka Naarta “Hellfire Missile”

Sida Xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay Website-ka Ameerikaanka ah ee “Nationalinterest” Gantaalkan Cusub ayaa isticmaalaya Hagaha “GPS-ka” waxa uuna leeyahay awood burburin oo xoog badan.

Gantaalkan “Hellfire Missile” ayaa waxaa uu isticmaalayaa Awoodda Rocket-ka oo ah awoodda dhaqaajisa dayax gacmeedyada.

Xilli Mareykanka uu sii horumarinaayo awooddiisa duqeymaha ayaa dhankeed Amnesty International waxa ay soo jeedineysaa eedeymo ka dhan Mareykanka oo ku saabsan xasuuq loo geystay dad rayid ah oo lagu laayey Soomaaliya.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...