“Markaan Noqdo Wan Isku Noqoneynaa” Hadalkii Farmaajo ee Fatahaadda Baladweyne

-

Madaxweyne Farmaajo ayaa dhawaan booqasho ku tagay magaalada fatahaad ay halageeyeen ee Baladweyne, ma dhicin waxqabad muuqdo oo uu sameeyey wuxuuna dadka ku laab qaboojiyey “markaan noqdo wan isku noqoneynaa”

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dowladda ay degdeg wax ugu qaban doonto shacabka ka barakacay magaalada B/weyne, kadib markii uu magaaladaasi ku fatahay Wabiga Shabelle.

Waxa uu sheegay madaxweynaha in kaalin weyn ka qaadan doonaan la tacaalidda xaaladda dadkan, islamarkaana wuxuu ballanqaaday in dowladda ay gargaar degdeg ah geyn doonto magaalada B/weyne.

“Markaan noqdo waan isku noqoneynaa, dadkaan walaalaheenna oo aan waxbo haysan inaan gacan ka siinno wax walbo oo awoodeenna ah’ ayuu yiri madaxweynaha.

Sidoo kale, Farmaajo ayaa sheegay in muhiimadda ay tahay sidii looga hortagi lahaa fatahaadaha soo noqnoqday ee Wabiga Shabelle.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...