Markani Axmed Madoobe Safar Nooc Cusub Ah Ayuu U Baxay

-

Xogta ayaa sheegeysa in Axmed Madoobe uu xaalad caafimaad oo deg deg ah ugu baxay magaalada Nayroobi.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Wax badan kama soo wareegin safarkii uu kaga yimid Nayroobi, Axmed ayey diyaar gaar ah u qaaday markale Nayroobi oo uu dhawaan ka yimid sababo caafimaad dartood.

Sidoo Kale Aqri..Ilaalada Axmed Madoobe Oo Salaatul Khowf ku Tukanaya Dhuusamareeb!

Wax badan lagama oga nooc xanuunka cusub ee la soo darsay hogaamiyaha ku meel gaarka ee maamulka Jubbaland, wararka qaar ayaana sheegayay in dhowr mar uu isbitaal aaday intii uu ku sugnaa Nayroobi.

Madaxtooyada Kismaaya ayaa ka gaabsatay in ay faafaahin ka bixiyaan xaaladda caafimaad ee madaxweyne Axmed Madoobe.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...