Bishii Maarso Ayaa waxaa la kansalay safar Koox Dumar ah ay ugu bixilahaayeen “xiddigaha” Balse waa Tan NASA oo Markale balan u dhigtay Dumarka Xiiseeya Hawada.
Xaqiiqonews-Saynis-Xiddigiska
Labada cirbixyeen ee Dhediga ah Christina Koch iyo Jessica Meir ayaa u balansan in 21 Octobar ay u baxaan Safarka Xagga Xiddigaha.
Sida Xaqiiqonewa ay ka soo tarjuntay CNN, NASA ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in dadaal waliba ay ku bixiso sidii ay u bixin laheyd dhamaan waxyaabaha ay u baahanyihiin cirbixiyeenada.
Waxa xusid mudan in dhowr mar hore ay jireen safar dumar ay ku tageen cirka balse waxaa la socday rag, hase yeeshee Safarkani oo ay dhamaantiisba ay fulinayaan dumar kaliya ayaa la rajeynayaa in uu ambabaxo 21 Oktoobar.