Markii Ugu Horeysay Qof Karoona U dhintay gudaha Mareykanka

-

Markii ugu horeysay Warbaahinta ayaa tabisay in kiiskii ugu horeeyey ee dhimasho Karoona Fayrus qof ugu geeriyooday gudaha Mareykanka.


Xaqiiqonews-Wararka dibadda

Wakaaladda ” The Associated Press ” oo soo xiganeysa mas’uuliyiin dowladda ka tirsan ayaa baahisay in la diwaan geliyey qof u dhintay xanuunka Karoona gobolka Washington.

Sarkaal u hadlay xarunta ka hortagga cuduradda ee Mareykanka ayaa sheegay jimcadii in tirada dadka uu cudurka saameeyey gudaha Mareykanka ay gaareyso 62 qof.

Sidoo Kale Aqri..Karoona Ma La iskugu Gudbiyaa Taleefonka?

Mareykanka ayaa ka mid ah goobaha uu naafeeyey cudukra Karoona Fayrus oo markiisii hore ka bilowday magaalada Wuhun ee dalka Shiinaha.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...