Masar.. Waa Mamnuuc In Xaaska Ay Baarto Taleefonka Ninkeeda

-

Badanaa waxaa la arkaa in ninku uu isk dayo in uu qarsado sirta ku jirta taleefoonkiisa, markaasi oo dumarka ay xoogga saaraan sidii ay ku ogaan lahaayeen baasweerka mobeelka ninka.


Xaqiiqonews-

Iyada oo arintaasi laga duulayo gudi ka tirsan guriga tafwada ee Masar, ayaa ka jawaabay su’aal la weydiiyey oo ku saabsaneyd khilaafka lamaanayaasha ee ka dhasha baasweerka taleefoonka.

Guriga fatwada ayaa jawaabtoodu u dhaceysay sidan.

“Xaasku in ay baarbaarto mobeelka ninka waa xaraama sharci ahaan”.

Gudiga oo sii jawaabaya ayaa yiri “Ninka ama Naagta midna xaq umalahan in uu daalacda taleefoonka qofka kale,qofka kasta waa in uu ilaashadaa baasweerkiisa gaarka ah, waa in aysan is baar baarin labadooda”.

Sidoo Kale Aqri..Ha Guursan Gabar Waxbaratay..Talo Dood Badan Dhalisay

Jawaabta gudiga ayaa hadalkooda ku xoojiyey daliil Qur’aan iyaga oo soo qaatay aayadda Alle ee ah

‘ولا تجسسوا ولا يغتب بعضكم بعضا’.

Alle waxa uu leeyahay “Ha is jaasuusina, qaarkii qaarka kale yuusan xamanin”

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...