Masuqmaasuqii ugu horreeyey oo ay ku dhaqaaqdo dowladda farmaajo#aqriso warbixin

La Wadaag Asxaabtaada

Warar hoose oo soo baxayey ayaa sheegaya in dhawaan la jabsaday xafiis ku dhexyaalla villa somaaliya oo ahaa halkii ay yaaleen dokumentiyo ay ku qornaayeen dad loo heystay musuq.
shabakadda baahisa wararka qarsoon xaqiiqonews ayaa heshay macluumaat ku saabsan qaabka ay u dhacday dhacadadani shakiga weyn ka dhax dhalisay villa soomaaliya.
rag ka shaqeeya gudaha madaxtooyada ayaa loo isticmaalay si ay u xadaan macluumaat ay ku qornaayeen kiisas dacwada loo heystay dad ku eedeysnaa musuqmaasuq.
Waxaa la isticmaalay laaluush iyo lacago si loo dhumiyo macluumaatkan waxaana arintaasi qeyb ka ahaa saraakiil ka tirsanaa sirdoonka soomaaliya.
ilaa hadda ma jirto cid loo qabqabtay balse arintani ayaa hoos u dhigeysa kalsoonida lagu qabi karo dowladda farmaajo ee ku saabsan la dagaalanka masuqa.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada