Masuul Caan ah oo la filayo in Farmaajo uu u magacaabo Ra’isul wasaare

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa waxaa ay xaqiijiyeen in Madaxweyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu wado qorshe uu R/wasaare ugu magacaabi rabo Prof’ Cabdi NuurSheekh Maxamed.
Prof.Cabdu Nuur ayaa ah Aqoon yahan Soomaaliyeed oo degan Dalka Mareykanka kaas oo si aad ah ay isugu dhawyihiin Madaxweyne Farmaajo, waxaa uuna ka mid ahaa Golihii Wasiirada Xukumadii KMG ee uu hogaaminayay Max’ed Cabdullaahi Farmaajo.
Waxaana Prof Cabdi Nuur uu xilligaasi ahaa Wasiirkii Waxbarashada Hidaha Iyo Taclinta Sare isagoona Dib u habeyn ku Sameyay Wasaaraddaasi Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare isagoona ka mid ahaa Tira Wasiirro ah oo xilligaasi labogaadiyay howshii ay hayeen.
Xogtan waa mid si hoose la iskula dhaxmarayo iyadoo weli Madaxweyanah Cusub ee la doortay ee Soomaaliye Mr’Farmaajo uusan la wareegin xilka balse la filayo in todobaadkan la caleemo saaro, waxaana jira siyaasiyiin xusul duub ugu jira xilka R/Wasaaraha
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...