Micno walbo oo la sameeyo erayga “horumar” Soomaalida waa ay gaareen, ama waxa ay ku socdaan in ay gaaran, taasna ma ahan ka badbadis.
Xaqiiqonews-Muuqaalo/Farsamo
Tusaale Shaqada soo socota ayaa ah mid guuleysatay qeyb ahaan! waxa uuna injineer C/raxmaan inoo sheegay in ay harsantahay oo kaliya qeybta qurxingta,horumarinta iyo goleynta Matoorka.
Sidoo Kale Aqriso: Soomaaliya-oo-iska-diiday-carab-iyo-afrika-kuna-biirtay-wadamada-horumaray!
“Waan dhididnay, waan daalnay, waana guuleysanay ” erayadaasi ayaa C/ raxman iyo saaxibadiis ay ka dhigteen hal ku dhig, waxa ayna ku socdaan in ay xaqiijiyaan “Matoor Somaali Oo Casri ah”.
Muuqaalka hoose ayaa soo bandhigaya ilbiriqsiyadii ugu horeeyey ee C/raxmaan iyo kooxdiiisa ay ogaadeen in birihii iyo fiilooyinkii jamaadaadka ahaa ay noqdeen wax dhaqaaqaya.
Qeybta hoose Ka Daawo Muuqaalka