Maxaa Askarta Mareykanka Loogu diiday Isticmaalka TikTok?

-

Askarta Mareykanka aya loo diiday in ay isticmaalaan ablikeeshinka Shiineyska ah ee “tiktok” , kaasi oo madaxdu ay u arkeen in uu halis ku yahay amaanka askarta.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Robin Ochoa oo u hadlay ciidmada qalabka sida ee Mareykanka ayaa yiri “ablikeeshinkan waxa aan u aragnaa in uu halis ku yahay amaanka, mana ogolin in la isticmaalo.

Sida Xaqiiqonews ay ka soo xigatay websaaytka Millatry.com, go’aankani ayaa waxaa si rasmi ah u soo saartay wasaaradda gaanshaadhigga Mareykanka.

Ablikeeshinka Tiktok, waa bar dadku ay isku dhaafsadaan muuqaalo gaagaaban oo loo diyaariyey “qaab madadaalo ah”.

Sidoo Kale Aqri,,Eeyaha Mareykanka Maxay Uga Darajo Sareeyaan Sarkaalka Ilaalinaya!

Tilifishinka Ameerikaanka ah ee CNN ayaa sheegay in Tiktok ay qaab qasab ah kula shaqeyso sirdoonka Shiinaha, taasi oo walwal badan ku dhalisay Mareykanka.

Shirkadda Tiktok ayaa dhawaan bixisay kanaax lacageed oo gaaraya 5.7 milyan oo doolar, ka dib markii Mareykanka uu ku eedeyey in tiktok uu baahiyey qaab sharci darro ah muuqaalo caruur da’dooda ka yartahay 13 sano.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...