Maxaa Deegaankani Carbeed Loogu Bixiyey Trump

-

Netanyahu oo ah ra’isaal wasaaraha Israa’iil ayaa sheegay in dowladiisa ay bilaabi doonto dismaha deegaan cusub oo loogu magac daraayo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Fikradda Netanyahu oo ah “Saxan saxan ku gud”, ayaa ah abaal gud loo sameynaayo Madaxweynaha Mareykanka oo deegaanka buuraleyda golan heights ee dhulka Suuriya u aqoonsaday degaan yahuuddu leedahay.

Netanyahu ayaa Trump uga mahadceliyey sida uu u garab istaagay waxa uu ugu yeeray cadaalad iyo xaqiiqada.

Sidoo Kale Aqri..Iskabaro..Godka Aqalka Cad Ku Yaal ee Trump Ku Dhuuntay

Dowladda israa’iil ayaa kulan ay qabatay ku shaacisay damaceeda ku aadan dhismaha deegaan cusub oo laga dhiso buuraleyda Golan, ka dib markii Trump uu dhulkaasi u aqoonsaday goob israa’iil leedahay.

Wargeyska cibraaniga Yedioth Ahronot ayaa shaaciyey in Israa’iil ay diyaarisay miisaanyid dhan 8 milyan oo Shekel (lacagta Israa’iil), taasi oo u dhiganta 2.31 Mliyan oo doolar, si loo bilaabo dhismaha deegaanka “Trump” ee laga dhisaayo buuraleyda Golan Heights.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...