Maxaa Iska Galay Cimri Dheerida Iyo Fikirka Badan?

La Wadaag Asxaabtaada

Daraasad ka soo baxday Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Hardford ayaa ka sheegeysay xiriirka ka dhaxeeya fikirka badan iyo cimri deg dega.


Xaqiiqonews-Saynis/Caafimaad

Baarayaasha ayaa falanqeeyn ku sameeyey Maskaxda dad ku dhintay da’da 60 ama 70, waxayna barbar dhig ku sameeyeen dad noolaaday ilaa 100 sano.

Baarayaasha ayaa gaaray natiijo ah in dadkii dhintay waqti hore oo cimrigooda ah uu ku yaraa Nooca Borotiinka loo yaqaan “Rest” kaasi oo ka qeyb qaata degenaanta maskaxda.

Sidoo Kale Aqri Ma Dhab Baa In Dumarka Ka Cimri Dheeryihiin Ragga?

Sida Xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay Website-ka “Mashable” , fikirka badan waxa uu dhibayaa maskaxda isagoo keenaya in uu hoos u dhaca borotiinka “Rest”.

Baarayaasha ayaa hadda ku howlan sidii loo heli lahaa daawooyin ka qeyb qaadan kara kobcinta Borotiinka kor aan ku soo sheegnay.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada