Maxaa Ka Dhacay Iiraan Ka Dib Duqeyntii Ceynul-Asad?

-

Dowladda Iiraan ayaa gantaalo ku weerartay saldhigyo Ciidanka Mareykanka ay ku lahaayeen Ciraaq, wararka ayaa sheegaya in 80 askari ay dhinteen.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Warbaahinta Iiraan ayaa duqeynta ciwaan uga dhigay “Inahu Min Suleymaani Wa Inahu Bismilaahi Raxmaani Raxiim”.

Fariimaha ay sitay duqeynta waxaa ka mid ahaa in ay Iiraan bareer cad ku dhiiratay in duqeyn intaasi la eg ay ku fuliso ciidan lagu tilmaamo mid ka kah kuwa dunida ugu xoog badan.

Dowladda Mareykanka oo ila hadda aan wax jawaab ah bixinin ayaa ku gaabsatay “baaritaan ayaan wadnaa”,.

Waxaa la filaayey in Iiraaninyiinta ay ku xaroon doonaan guryaha iyaga oo ka cabsi qaba jawaab celin, hase ahaatee waxa aheyd arin kadis ah markii la arkay Iiraaniniyiinta oo fuulaya saqafyada guryaha iyaga oo ku dhawaaqaya “alahu akbar”.

Xiisaddan Cusub ee u dhaxeysa Iiraan iyo Mareykanka ayaa isku badashay gacan ka hadal ka dib markii Diyaarad drone ah oo Mareykanka lahaa ay Baqdaad ku dishay Janaraal Qaasim Suleymaani oo ka tirsananaa madaxda ugu sareysa howlgalka Iiraan ee Dibadda.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...