Maxaa Ka Harsan Go’aanka Itoobiya Ee Xoog ku Galka Kismaayo?

-

Tigabu oo ah taliye Itoobiyaanka maamula Amisom, ayaa la filayey inuu Kismaayo tago, hase yeeshee waxaa ku yimid dib u dhac.

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Safar uu ku tagi lagaa Tigabu Kismaayo ayaa waxaa saameeyey amarkaii kasoo baxay hogaamiyaha Jubaland ee lagu xiray xuduudaha magaalada Kismaayo illaa 23-ka bishan.

Taliye Tigabu ayaa Kismaayo u tagi lahaa inuu fuliyo qorsho meesha looga saari lahaa ciidanka Kenya , kadib markii ciidamada Kenya iyo kuwa Jubaland ay diideen in ciidamada Itoobiya ay degaan garoonka Kismaayo.

Isniintii ayaa waxaa hawad Kismaayo laga celiyey diyaarad sidday qalab iyo ciidan Itoobiyaan ah, oo loo diiday inay garoonka Kismaayo kasoo degto, xilli Jubaland ay ka hortageyso qorshe ciidamada Itoobiya ay doonayaan inay ku qabsadaan garoonka Kismaayo, oo dowladda federaalka ay gadaal ka riixeyso.

Si kastava ha ahaate Itoobiya ayaa geed gaaban iyo geed dheerba u fuuleysa sidii ay kula wareegi laheyd gacan ku heynta Kismaayo oo hadda u muuqata mid ay ka taagan tahay xiisad aad u sareysa.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...