Maxaa Ka Jira In Kenya Laga Helay Cudurka Ebola?

-

Dowladda Kenya ayaa iclaamisay Feejignaan Dheeri ah ka dib Markii Lagu arkay waddankaasi bukaan qaba caalamadaha Cudurka Ebola.

Xaqiiqonews-Caafimaad

12 ilaa 24 saac ayey qaadan kartaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo in Kenya uu ka dilaacay Ebola iyo Inkale ayuu yiri Qof u hadlay Dowladda hoose ee Gobolka Kericho.

Qofka Looga shakiyey cudurka ayaa ah Haweeney, Dhiig ayaana laga qaaday waxaana loo diray Kenya Medical Research Institute (KEMRI) oo fadhigoodu yahay Nairobi.

Cudurkan Ebola waa cudur Dilaa, waxaana sida magaciisa ka muuqata uu ka soo bilowday deegaanada ku teedsan wabiga EBola River, ee dhaca Jamhuuriyadda Dimuqaraadiga Congo.

Dowladda Ugaandha ayaa maalmo ka hor shaacisay in dalkeeda lagu arkay ilaa dhowr kiis oo cudurka Ebola ah.

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...