Maxaa ka jira in Shariif Sakiin uu booqasho ku tagay magaalada……………

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Shariif Xassan Shiikh Aadan iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa Goordhaw Gaaray Magaalada Baraawe ee G/Sh/Hoose.
Bashiir Maxamed Yuusuf Gudoomiye Ku Xigeynka Degmada Baraawe ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo Xubno ka mid ah Wasiirada iyo Xildhibaanada Maamulkaasi Koonfur Galbeed ay soo Gaareen Baraawe.
Wafdiga ayaa hadda wada Kormeer ay ku tagayaan Xarumaha Ciidanka iyo Xrumaha Maamulka Degmada waxaana Hakad ku jira isku socodka Gaadiidka iyo Dadka.
Baraawe waa Xarunta Maamulka Koonfur oo hadda Si Kumeel Gaar ah u daggan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Abi Axmed..15 Maalin Ayaan Ku Soo Ceshanay Wixii Tigreyga 5 Bilood Nooga Qabsadeen

Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa ciidanka Abi Axmed u suurtagalay in ay dib u soo ceshadaan 3 magaalo...

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...