Siyaad Barre Cudurkan Ayuu U dhintay

-

Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre oo ahaa Madaxweynihii ugu waqtiga dheeraa ee Soomaaliya soo mara ayaa ku dhintay Mgaalada Lagos ee Nageria, sanadka markuu ahaa 1995-kii.


Xaqiiqonews-

Waxaa uu lahaa naaneesyo badan, dad badan ayaa ugu yeeri Jaalle Maxamed halka kuwa kalane ay ugu naaneysi jireen “afweyne”,.

Allaha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre ayaa lagu tilmaamay in uu ahaa “asaasaha Soomaaliya” madaama xilligii uu xakunka hayey dalka uu si aad ah u dhismay una hodmay.

Waxaa jiray warar aan la xaqiijin oo sheegayey in Siyaad Barre uu u dhintay cudurka Kansarka iyadoo la ogyahay in Madaxweynuhu uu si aan kala joogsi laheyn u isticmaali jiray Sigaarka.

Sidoo Kale Aqri..Farmaajaha Muwaadinka Ah VS Siyaad Barrihii faqashta ahaa!!

Dhanka kale qaraabada Madaxweynaha oo la hadlay barnaamijka Galka-baarista ee VOA-da ayaa xaqiijiyey in Cudurka Sokorta(macaanka) uu sababsaday Siyaad barre.

Si Kastaba ha ahaate Siyaad Barre ayaa dhintay sanadkii 1995-kii, waxaana lagu aasay magaalada Garbahaareey, isagoona Soomaaliya uga tagay taariikh midabo badan.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...