Maxaa ka jira in Siyaasi Caan ah uu qabo Xanuunka Paranoid!#aqriso Magaca+xog ku saabsan xanuunka

-

shabakadda Xaqiiqonews hargeysaMusharaxa Xisbiga Kulmiye ee  Muxaafidk ah  Muuse Biixi  Cabdi ayaa  waxaa  Xoogaystay Tuhuno laxidhiidha    Fayo Qabka  Caafimaadkiisa Kadib Markii  mudooyinkii danbe  lagu  arkay  Calaamado    aan  hore  loogo Aqoon sidoo  kalana  aan kasuuro galin  qof  Caafimaad ahaan    taam ah.

Musharraxa ayaa  waxa  dhalan gadi kudhacay  Habdhaqankiisa  Caadiga ahaa isaga oo isku baday  Shaqsi   Cadho Badan  Dulqaad  Yar  isoo  kalana   Shaki badani ku Abuurmay, Sida  ay  Tibaaxeen  Xoggo ay Heshay shabakadda xaqiiqonews  waxa  mudooyinkii danbe  taagnaa Isfahan darro Musharrax Muuse Biixi  iyo  Xisbiga Kulmiye ah taas oo markii danbe   gaadhay    ila Xukuumada  Sida laga  soo  Xigtay   mid kamida  Gacanyaraasha Muuse Biixi  Mudo Bilooyin ah wax  Shirka  oo Danta Xisbiga ah  Gaar umay wada Yeelan Muuse Biixi iyo  Kuxigeenkiisa mustaqbalku  Mr Cabdiraxmaan Saylici Hadana  ah Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.

Xanuunka Paranoid! Shaki ku Aadan in Musharrax Muuse Biixi Qabo Xanuunka

Labada  Masuul ayaa    ismaandhaaf koodu dhashay  kamid markii  Shaki  iyo Xanaaq  aan Xadlayn   dhanka Muuse Biixi kasoo Kordhay waxana  uu Musharax  Saylici Arinta Gaadhsiiyay Masuuliyiinta   kale  ee Xisbiga   kulmiye kujira kuwaas oo markii ay Arinta Hoos  u eegeen iyana  arkay  wixii uu Saylici kasoo  Cawday, waxana  khilaafka  iyo  Dabeecad Xumada  kasoo  Hoortay Muuse Biixi lagaadhsiiyay Madaxtooyada   halkaas oo ay Xogtu Tilmaantay in dhowr Kulan oo  gaara loogu qabtay Muuse Biixi  iyo Saylici Balse Loocaal waayay.

Xanuunka Musharax Muuse Biixi Lasoodaristay ayaa Loobadaniyaa  in  kadhalatay  Xanuunka Paranoid  oo Badiyaa kudhufta Siyaasiinta  Cabsida Wayn kaqaba  in  ay Guul kagaadhi karaan Doorashooyinka ay Galayaan waxana Xaaladaha Noocan ah hore Loogu Arkay Madaxwaynayaa  iyo Siyaasiin Badan  kuwaas  oo Bidiyaa Xanuunka Laga Daweeyo Marka ay  uu  Olalaha Doorashadu Dhamaado,  Madaxda Kaloolama  Wadamada  aan Hanaanka Dimuquraadiga ahayn ayayna Biyaa  kudhacaan Xanuunka Paranoid, Waxana  uu wataa  shaki  Xawli  ah  iyo Hurdo  la,aan  .

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...