Maxaa kaJira dowlad Ka Mid ah Dowladaha Aduunka oo aan Laheyn Wax Caruur ah

La Wadaag Asxaabtaada

Ma ku fikirtay in dunida ay jirto dowlad aan dalkeedu ku nooleen wac caruur ah?
Dowladdani ma laga helo qosol iyo dhawaq caruur toona maxaa yeelay guurka waa mamnuuc dadka ku nool dalkani.
Dadka ku nool dalka loo yaqaano”fatikaanka” oo lagu qiyaasay ilaa 1000(kun qof) oo dhamaantood ah rag iyo dumar suufiyaal ah oo heysta madhabka kaathooliga ee diinta masiixiyadda oo ka mamnuuceysa guurka ayaa gabi ahantooda ah kuwan aan laheyn lamaane mana jirto wax curuur ah oo halkaasi laga helo.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada