Maxaa Kugu Dhacay Sayid Axmadoow!

-

Toddoba askari oo ka tirsanaa ilaalada madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa lagu warramayaa inay ku biireen Al-Shabaab, sida ay werisay idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Deegaanka Janaay Cabdalle oo 60KM galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo, ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi ay gaareen 7 askari oo baxsad ka ah maamulka Jubbland.

Ilo xog ogaal ayaa laga soo xigtay in ragga baxsadka ah ay dhamaantood ka tirsaanaayeen ilaalada Axmed Madoobe, waxaana raggaasi ay maciin bideen maaamulka Alshabaab ee ka taliya inta badan deegaanada ku hareereysan magaalada Kismaayo.

Sidoo Kale Aqri..2 Hees Oo Uusan Dhageysan Karin Qof Kismaayo ku Sugan!

Magaalada Kismaayo ayaa wajaheysay khalalaaso siyaasadeed tan iyo markii Axmed Madoobe uu ku dhawaaqay in dib loo doortay, hase yeeshe DF-ka ayaa iyadu ku qaadacday doorashdu, waxa ayna ku adkeysatay in loo baahanyahay doorasho xor ah oo ka dhacda halkaasi.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...