Maxaadan Ogeyn oo maanta Gaalkacyo ka socdo

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta si weyn loo adkeeyay Amaanka Magaaladaas.
Waxaana saacadaha soo socda la filayaa in uu gaaro Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Gaas ayaa la filaayaa inta uu joogo Magaalada Gaalkacyo in uu dhagax dhigo Garoonka Diyaaradaha Magaaladas oo dib u balaarin lagu sameynayo.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...