Maxaa Madaxtooyada Ka Dhacay Ka Dib Weerarkii SYL?

-

Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ka sokow weerarii SYL ayaa sababay qalqal amni oo xalay laga dareemaay degmooyinka Xamar weyn,Warta nabadda iyo Waaberi.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha.

Weerarkani oo qaatay saacado badan ayaa sababay dhimasho, dadka dhintay waxaa ka mid ahaa sarkaal ka tirsanaa ilaalada madaxtooyada, Naftood hurayaashii weerarka soo qaaday iyo waliba tobanaan ruux kale oo ku sugnaa hoteelka kuwaasi oo isagu jira mas’uuliyiin iyo shacab.

Intii uu weerarka socday, agaagarka hoteelka ayaa isku badashay “furin dagaal” waxaana dadku maqlayeen rasaas xoogxoogan oo dhaceysa.

Ammaanka Madaxtooyada oo goobtaasi ka dhaweyd ayaa aad loo adkeeyey,halka wararka qaarna ay sheegayeen in ciidanka dowladda ee Hoteelka la wareegay ay xabadda ka soo ridaayeen gudaha madaxtooyada.

Alshabaab ayaa dhabarka u riday masu’uuliyadda Weerarkii xalay lagu qaaday Hotel SYL, oo wax yar un intii weerarka dhicin ay ku soo gabagaboowday xaflad beesha Habargidir ay ku dooranaayeen Hogaan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...