Maxaa Shalay Ku Dhacay Cirbixiyeenkan Hawada Jooga?

-

Sheekadan Ayaa Dhacday Jimcadii la soo dhaafay ka dib markii labo cirbixiyeen Mareykan ah ay isku dayeen in hagaajiyaan bitiriga boostajada ay joogeen.


Xaqiiqonews-Saynis-xiddigiska

Markii ay dibadda uga baxeen qolka hawada la cadaadiyey ka sameysan, Cassidy oo ka mid ahaa cirbixiyeenada ayaa sheegay in ay ka luntay “muraayad yar”, oo ka mid aheyd kuwa cirbixiyeenada ay u isticmaalaan in ay ka caawiso aqriska shaashadaha.

Muraayada ayaa ka dhacday, muraayada ayaana hawada ku biibtay xaawaaro lagu qiyaasay 1 km/saacadii

Sida Xaqiiqonews ay ka soo xigatay webseeka arimaha hawada ka faalooda ee Spaceflight now, muraayada ayaa culeyskeedu ahaa 10 garaam, lumintaakeedana wax qatar ah kuma keenaayo cirbixiyeenada.

Goobta cirbixiyeenadani ay ku suganyihiin oo lagu magacaacbo “boosteejada hawada ee caalamiga ah”, waxaa Cassidy ku wehliya laba cirbixiyeen kale oo Mareykan ah Robert Pinkin iyo Douglas Hurley, sidoo kale waxaa halkaasi jooga labo cirbixiyeen Ruush ah Anatoly Evanshin iyo Evan Wagner.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...