Maxaa Xal u Ah Jubbaland? Jeesow Ayaa Ka Jawaabay

-

Isaga oo la hadlaayey Telifishinka Shabeele Tv, Ayuu Jeesow sheegay in Axmed Madoobe uu ku yimid Jubbland waxa uu ku magacaabay “qaab qaldan”.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Jeesow ayaa tilmaamay in Axmed Madoobe Jubbland ku yimid qaab jabhadeyn, waxa uuna tusaale u soo qaatay taariikhda Axmed Madoobe isaga oo xusay doorkii Axmed Madoobe ka soo qaatay ururadii burburay ee Raaskambooni iyo Al-itixaad.

Xildhibaanka ayaa teegaaray go’aanka QM ee ku qaadaceen wax loogu yeeray heshiiskii Nayroobi, kaasi oo iskula heshiiyeen siyaasiyiin Isku beel ah.

“Seeraar ma Gaaljecel baa, Xiddig ma ogaadeen baa mise waa Habargidir mise waa Dir ha sheego” ayuu yiri Xil.Jeesow, oo sheegay in Xalka Jubbland uu ku jiro gacanta Df-ka, lana soo qaban doono Axmed Madoobe.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...